Mac’hadka Daraasaadka Af-soomaaliga iyo Suugaanta
Mac’hadka Daraasaadka Af-soomaaliga iyo SuugaantaCutubka 3aad
Magac waa eray sheegaya magac qof,magac goob,magac shay, iyo magac xayawaan. Magacyadu waxa ay u kala baxaan afar qeebood oo kala ah;
GREEN HOPE UNIVERSITY
To provide high quality education, training, research and Consultancy for our current students and to enhance academic excellence and innovation of the next generation so as to meet the challenges of the 21st century.
Kulliyadda Af-Soomaaliga iyo suugaantiisa.
Jaamacadda Green hope oo looga bartay waxbarasha tayeysan, macallimiin khibrad iyo aqoonba u leh maadooyinka ay bixinayaan iyo manhaj heerkiisu sarreeyo oo la jaanqaadayo casriga cusub ee maanta, waxaa ay bulshada Soomaaliyeed ogaysiinaysaa in ay Jaamacadda qaadanayso arday cusub oo loo qaadanayo Kulliyadda Af-Soomaaliga iyo suugaantiisa
350
Students
45
Lecturers
75
Articles
65