Magac waa eray sheegaya magac qof,magac goob,magac shay, iyo magac xayawaan. Magacyadu waxa ay u kala baxaan afar qeebood oo kala ah;
Displays services
Magac waa eray sheegaya magac qof,magac goob,magac shay, iyo magac xayawaan. Magacyadu waxa ay u kala baxaan afar qeebood oo kala ah;
To provide high quality education, training, research and Consultancy for our current students and to enhance academic excellence and innovation of the next generation so as to meet the challenges of the 21st century.
Jaamacadda Green hope oo looga bartay waxbarasha tayeysan, macallimiin khibrad iyo aqoonba u leh maadooyinka ay bixinayaan iyo manhaj heerkiisu sarreeyo oo la jaanqaadayo casriga cusub ee maanta, waxaa ay bulshada Soomaaliyeed ogaysiinaysaa in ay Jaamacadda qaadanayso arday cusub oo loo qaadanayo Kulliyadda Af-Soomaaliga iyo suugaantiisa